XOG RASMI AH: Cumar C/rashiid Iyo Siyaasiyiin Kale Oo Keenay Qorshe Naxdin Ku ah Farmaajo Iyo Kheyre (Akhriso)


Sida aan ku ogannay xog hoose oo la hubo, Ra’iisul wasaare hore Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, C/raxmaan C/shakuur, iyo siyaasiyiin kale ayaa hadda waxay abaabulayan arrin naxdin ay ka qaadeen Farmajo iyo Kheyre.

 

Waxay la yimadeen lacag aad u badan, waxaana ay doonayaan iney ugu horreyn ridaan Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ay gorgortan la galaan Farmaajo.

Awooddan Koowaad ee ay tijaabin doonaan ayaa waxay tahay mooshinka ka dhanka ah Xasan Kheyre, marka ay ku guuleystaanna waxay doonyaan iney awood qeybsi la sameeyaan Farmaajo.

 

Mudd ayeey u aamusnaayeen dowladda, hase ahaatee markii ay lacag badan ay madaxda DFS kaga baxday mooshinkii Jawaari ayeey hadda iyaguna ciyaarta soo bilaabi doonaan.

 

Siyaasiyiintaan qaar ayaa la aaminsan yahay iney gadaal ka riixayaan dowlado shisheeye sida Imaaraadka Carabta.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS