XOG CUSUB: DFS Oo 5 Mliyan Ku Abaalmarin Doonta Puntland (Sababta Ogow)


Dowladda federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa waxay haatan qorsheysay in Shan Milyan oo doolar ku abaalmariso dowlad goboleedka Puntland.

Lacagtan ayaa ah sida naloo sheegay abaalmarin gaar ah, maadaama Puntland ay muujisay midnimada Umadda Soomaaliyeed.

 

Puntland oo ka reebtay Imaaraadka gadiid dagaal, una diidday in dalka laga bixiyo agab Milatari ayaa iyaduna la siin doonaan abaalmarintan, sidoo kale mashaariic badan ayeey heli doontaan.

 

Puntland ayaa Imaaraadka ka hor istaagtay in Boosaaso kala baxaan gadiid dagaal iyo sidoo kale agab Milatari oo Muhiim ah, xilli ay halkasi ka guurayeen

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS