DHAGEYSO: Warar cusub oo laga helayo Macalin Iskuul oo Lagu Toogtay Muqdisho


Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay Macalin Iskuul ku dilay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir .

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Faarax, iyadoona Raggii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta isaga baxsadeen.

 

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Marxuumkaasi uu ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

 

Halkaan hoose ka dhageyso Mid ka mid ah dadka deegaanka oo ka warbixiyay dilkaasi.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS