6-waxyaabood oo Cristiano Ronaldo kaliya xili cayaareedkan sameeyay wax ka ogaaw


Cristiano Ronaldo waxay u noqotay wax joogto 10-kii sano ee ugu dambeesay rikooro waa weyn inuu kubada cagta kusoo kordhiyo.

Xili cayaareedkan 2017/18 waa mid dhaliil loo soo jeediyay Ronaldo bilawgiisii laakiin qaybaha dambe ayuu aamusiyay qof walbo oo tayadiisa shaki galiyay.

Fadlan hoos kaga bogo 6-waxyaabood uu Cristiano Ronaldo xili cayaareedkan soo kordhiyay isagana u gaar ah:

#6 Dhamaan 6-kulan ee Heerka Guruubyada Champion-ka Kulan Walbo Gool Ayuu Dhaliyay.

#5 Sedex Naadi Iyo Ka Badan Ayuu Ka Dhaliyay Goolal Sedex Gool Ka Badan Kulan walbo Champion-ka.

#4 Cristiano Ronaldo Kaligiis Ayaa Xili Cayaareedkan 10 Iyo Ka Badan Champion-ka Ka Dhaliyay.

#3 Waa Cayaaryahanka Sanadkaan 2018 Goolasha Ugu Badan Dhaliyay Wuxuuna Dhaliyay 23-gool.

#2 Cristiano Ronaldo Waa Cayaaryahan Kaliya ee gool ku laadka ugu badan dhaliyo xili cayaareedkan wuxuuna dhaliyay 10-rigoore.

#1 Ronaldo Waa Cayaaryahanka Kaliya ee 10-kulan oo isku xigto goolal ka dhaliyo Champion-ka wuxuuna rikoorkaas soo kordhiyay xili cayaareedkan.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS