Shabakada Xoghoose.com ayaa soo bandhigtay kooxda isbuucan EPL ugu wanaagsan (Premier League Team of the Week) waxaana kasoo muuqdeen Dele Alli iyo Alexis Sanchez oo bandhig heer sare ah sameeyeen todobaadkan.
Shabakada Xoghoose.com kooxda ay u dooratay inay tahay midda todobaadkan EPL ugu wanaagsan iyo xidigaha kasoo muuqdeen hoos kaga bogo:
Goolhaye: Kasper Schmeichel | Leicester City
Daafacyada: DeAndre Yedlin | Newcastle United, Victor Lindelof | Manchester United, Jamaal Lascelles | Newcastle United, Andrew Robertson | Liverpool
Khadka dhexe: Dele Alli | Tottenham Hotspur, Fernandinho | Manchester City, David Silva | Manchester City, Joao Mario | West Ham
Weerarka: Marko Arnautovic | West Ham, Alexis Sanchez | Manchester United