DHAGEYSO:-Faahfaahinta Doorasho Adag Oo Maanta Ka Dhaceysa Magaalada Kismaayo.


Waxaa goordhaw oo manata ah lagu wadaa in magaalada kismaayo ay ka dhacdo doorasho ku saabsan kursi ka tirsan golaha shacabka Somaliya kurigsan lagu tartami doono ayaa ah mid uu ka dhintay allah u naxariiste Cabas Cabdulaahi Sheekh Siraaji.

Waxaana ku tartami doonbo ilaa dhowr musharax sida ay warbaahinta u sheegatay Xaliimo yareey oo ah gudoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka

Hoos Ka Dhageyso Faahfaahinta

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS