DEG DEG; Kala carar goordhow ka dhacay isgoys kaabiga ku haya madaxtooyada somalia + Sababta


Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa goordhow isku rasaasadeeyay mid ka mid ah Isgoysyada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho.

Labo Askari oo ka tirsan Nabad sugida Dowladda Soomaaliya oo soo kala dhexgalay muran wuxuu salka ku hayo la aqoon ayaa isku rasaasadeeyay isgoyska ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.

 

Dadka ku sugnaa goobta ayaa durba kala cararay,waxaana goobta soo gaaray Ciidamo ka tirsan Dowladda oo labada askari dhex galay.

 

Ma jiraan wax qasaaro ah oo ka dhashay isrisaaseynta.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS