TOP TEN: Waa Kuwee 10-ka Goolhaye ee ugu wanaagsan sanadka 2017 – Buffon, De Gea iyo Thiabut Courtois ayaa kasoo muuqday.


Marka laga hadlo goolhayenimada waa wax geesinimo u baahan waxaana lasoo saaray 10-ka goolhaye ee ugu fiican sanadkaan caawa dhamaanaya ee 2017, waxaa kaalinta 3-aad liiskaan kasoo galay Gianluiggi Buffon sidoo kalana Thibaut Courtois ayaa kasoo galay booska 6-aad.

1 Marc-Andre Ter Stegen – Barcelona

 

Sanadkaan wuxuu sameeyay waxyaabo aan caadi aheyn, wuxuuna kooxdiisa ka saaciday iney awood ku qabsato horyaalka La Liga, sidoo kale kulankii ugu horeeyay ayuu shabaqa ka difaacday Real Madrid.

 

2 David de Gea – Manchester United

 

Goolhayaha Red Devils wuxuu sameeyay waxyaabo cajiib ah, waxaana si weyn loogu xasuusan doonaa inuu 14-kubadood badbaadiyay kulan ay kooxdiisa 3-1 kaga badiyeen Arsenal.

 

3 Gianluigi Buffon – Juventus

 

4 Jan Oblak – Atletico Madrid

 

5 Ederson – Benfica & Manchester City

 

6 Thibaut Courtois – Chelsea

 

7 Alisson Becker – AS Roma

 

8 Gianluigi Donnarumma – AC Milan

 

9 Keylor Navas – Real Madrid

 

Dhawaan ayaa la siiyay xidiga ugu fiican dalkiisa iyo sidoo kale xidiga ugu fiican xiriirka ay hoos yimaadaan wadamada waqooyiga iyo bartamaha America. wuxuu kooxdiisa la qaaday Champions League, balse boos hoose ayuu kasoo muuqday.

 

10 Alphonse Areola – Paris St-Germain

 

Goolhayahaan wuxuu xilli ciyaareedkaan wacdaro ka dhigay horyaalka heerka koowaad ee France isagoo goolka ugu jira PSG, waa 24-jir si fiican ugu fiican inuu badi badbaadiyo kubadaha ridada dheer.

 

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS