Shaxda rasmiga ee ay garoonka kusoo geli doonaan kooxaha Chelsea iyo Newcastle United…


Tababare Antonio Conte ayaa afar isbedel ku sameeyey safkiisii koowaad ee Chelsea ee guusha ka gaaray kooxda Swansea City. Eden Hazard ayaa kusoo bilowday kulankaan ka dib markii uu 9 daqiiqo ciyaaray kulankii Swansea.

Cesar Azpilicueta ayaa kabtan u ah Chelsea. Xiddiga qadka dhexe ee reer England Danny Drinkwater ayaana qadka dhexe la hogaaminaya N’Golo Kante.

Victor Moses ayaa kusoo laabtay booska daafaca dambeedka midig. Gary Cahill, Davide Zappacosta, Willian iyo Pedro ayaana dhammaantood keydka loo diray.

CHELSEA: Courtois, Azpilicueta, Rudiger, Christensen, Moses, Kante, Drinkwater, Fabregas, Alonso, Hazard, Morata.

 

KEYDKA: Cabellero, Pedro, Bakayoko, Zappacosta, Willian, Batshuayi, Cahill.

 

NEWCASTLE UNITED: Darlow, Mbemba, Clark, Lejeune, Manquillo, Murphy, Merino, Diame, Ritchie, Perez, Gayle.

 

KEYDKA: Elliot, Shelvey, Hayden, Aarons, Joselu, Yedlin, Mitrovic.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS