DEG DEG+DAAW: Xisbiga Mucaaradka Wadani Oo Isaga Baxay Doorashada Somaliland Iyo Sababta…


Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Mar Kale Muraaqibiintiisii Kala Baxay Xarunta Guddida Doorashada Iyo Sababta Keentay.

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa mar kale muraaqibiintiisii kala baxay xarunta guddida Doorashada ee ay Ka socotay tirinta qaar ka mid ah codadkii laga dhiibtay gobolada dalka ee doorashadii madaxtooyada.

 

Wararka soo gaadhaya warbaahinta ayaa sheegaya in go’aanka xisbiga Waddani uu kula baxay muraaqibiintiisa uu ka dhashay codsi ka yimid masuuliyiinta xisbigaas, kuwaas oo dalbaday in codadkii laga dhiibtay guud ahaan gobolada somaliland dib loogu tiriyo inta u dhaxaysa 20% ilaa 30%, taas oo guddida doorashaduna ku gacan saydhay.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS