DAAWO:Wasiir Yariisow oo ka hadlay Sababtii Wasiir Beyle uga baxay Shirka Golaha Wasiirada Soomaalia.


Saxaafadda ayaa maanta aad u hadal haysay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C,raxmaan Ducaale Beyle oo ay sheegeen inuu ka baxay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya,kadib is faham waa dhex maray Reysal wasaaraha sida warbaahinta qaar sheegeen.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C,raxmaan Yariisow oo ka hadlayay nuxurka kasoo baxay shirkii Wasiirada ayaa sidoo kale jawaab ka bixiyay Wararkaas ay warbaahintu ka baahiyeen Wasiir Beyle.

DAAWO MUQAALKA

 

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS