DEG DEG:-Xildhibaanada Aqalka Sare Oo Maanta Ku Dhagan Yuusuf Garaad + Sababta


Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya .

Xubnaha Aqalka Sare ayaa su’aalo weydiinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, waxaana ay wax ka weydiinayaan waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiia.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maalmihii dambe u yeerayay Wasiirada ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, waxaana ay wax ka weydiinayeen Wasaaradahooda waxyaabaha u qabsoomay.

Wasiirkii ugu dambeeyay ee xubnaha Aqalka Sare ay su’aalo weydiiyaan ayaa waxa uu ahaa Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed Oomaar.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS