DEG DEG: Ciidamo gaar ah oo ku wajahan deegaanada Daacish ka joogaan Puntland


Ciidamada amaanka ee Maamulka Puntland ayaa la sheegay in ay u dhaqaaqeyn Saldhigyada Dagaalamayaasha Daacish ay ku leeyihiin deegaanada Fog ee Gobalka Bari ee Puntland.

Saraakiisha amaanka ee Puntland ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Daacish looga saarayo Puntland oo la sheegay in sanadihii dambe ku sii xoogaysaneysay.

Goob joogayaal ayaa ku sugan gobalka Bari ayaa ku soo waramaya in ay arkayn Ciidamo aad u qabalabeysan oo u gudbay dhinaca Buuraha Gal gala ee Gobalka Bari waxaana wararka ay intaas ku darayaan in ay u soo gudbi doonaan Saldhigyada Daacish ee Gobalka Bari.

 

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS