DAAWO:Dumarka qurbaha kasoo laabtay oo saameyn xoogan ku yeeshay Magalada Muqdisho….


Dumarka Qurbaha kasoo noqday ayaa saameyn muuqata ku yeeshay Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya marka loo eego xagga Ganacsiga,siyaasadda iyo ololayaasha ku saabsan arimaha gargaarka iyo garab istaagga Dowladda.

Arimaha Warbaahintu soo qaadatay waxa kamida Maalgashiga ay Durmarku ku sameyeen Muqdisho oo kamid noqday wax yaabaha muuqda islamarkaana ay ragga kula baratamayaan.

DAAWO MUQAALKA MAALGASHIGA DUMARKA EE MUQDISHO.

 

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS