DAAWO: Jabhadaha Gobolada (Riwaayad Cusub oo laga Sameeyey M/ Goboleedyada)


Waxan Halkan idin kugu soo gubineynaa Riwaayad Qosol badan oo laga sameeyey Sirta ka dambeysa Sababta ay mar waliba Maamul Goboleedyadu ugu soo horjeedaan Dowladda Fedraalka.

Halkan Ka Daawo Riwaayadda:

 

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Hal Jawaab : DAAWO: Jabhadaha Gobolada (Riwaayad Cusub oo laga Sameeyey M/ Goboleedyada)

  1. axmed says:

    Waa laga soo hor jeedaa war ma aha, Dowladu iyadu ha toosto. Dastuurkii ha dhameystirto, hawshu dowladey ka socon la,dahay, waa hadii runta la rabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS