DAAWO:-Muqaalkii ugu dambeyay qaabka ay u socoto Doorashada Maamulka Somaliland


Muqaalkii ugu dambeyay qaabka ay u socoto Doorashada Maamulka Somaliland oo si habsami leh uga socota deegaanada uu ka kooban yahay maamulkaasi.

Doorashadaan oo ay saaka u dareereen shacabka ku dhaqan deeganada Maamulka Somaliland oo ay ku tartamayaan sadaxda xisbi siyaasadeed.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS