DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf “Dalka Dad Aan Talin Jirin Baa Ka Taliyay”


Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib shir uu uga soo qeybgalay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dalka ay ka jirto dhibaato.

Waxa uu Xaaf sheegay in dad aan  talin jirin ay taliyeen, dadkii talin jirayna ay tageen waa sida uu hadalka u dhigaye.

Dowladda dhexe ayuu sheegay iney usoo qoreen talooyin dowladdana ay ka rajeynayaan iney talooyinkaasi qaadato.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Hal Jawaab : DHAGEYSO: Madaxweyne Xaaf “Dalka Dad Aan Talin Jirin Baa Ka Taliyay”

  1. axmed says:

    Waa sax, waxa uu wasiirka kowaad ku hadlayo, ma aha nin siyaasi ah . mana aha in uu dad taladood loo dhiibo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS