DHAGEYSO: Faah Faahin Dheraada Biriq Dad ku Dishay Gobalka Galgaduud


Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan saacadihii la soo dhaafay Roobab mahiigaan ah oo wata Biriq ka Da’ay degaano hoostaga degmada Dhuusa-mareeb ay waxyeeleeyeen  dad iyo xoolo.

Inta la ogyahay laba ruux ayaa waxyeelo ay ka soo gaartay Biriq Roobaad oo ku soo dhacday degaanka Balicad, oo dhinaca Galbeed 20-KM uga beegan magaalada Dhuusa-mareeb.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Labada ruux ee waxyeeladu ay soo gaartay ayaa dhaawacooda waxaa loo soo qaaday Isbitaalka Istarliin eedegmada Guriceel, sida uu Risaala u sheegay Cali Cumar Taraabi oo ka mid ah maamulka Isbitaalka.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS