DAAWO:-Ciidamo ka socda maamulka somaliland oo lagu darayo kuwa df somaliya


Afhayeenkii Golaha Dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay dib u dhiska Ciidamada Dowladda Soomaaliya, isagoona sheegay inay diyaariyeen in ka badan 5 Kun oo Ciidan ah kuwaas oo laga soo Xulay Deegaanada Somaliland.

Nabaddoon Maxamed ayaa Sheegay in dhowaan Liiska Ciidamadaas ay u gudbin Doonaan Dowladda Fedraalka, si ay uga mid noqdaan Ciidamada isku dhafka ah ee Dowladdu ay diyaarineyso.

Daawo Muuqaalka.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS