C/WELI GAAS: ”Dowladda Federaalka Balcad & Afgooye ma gaarsiisna, maamullada 90% ayaa ka taliya dalka [Dhageyso]


Madaxweynaha Puntland, ahna guddoomiyaha Golaha cusub Iskaashiga dowlad Goboleedyada C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in mas’uuliyadda dalka 90% saaran tahay dowlad Goboleedyada.

Wuxuu ku eedeeyay in awoodda Xamar kaliya lagu kooban iyo dhaqaalihii iyadoo culeysa amni iyo waxqabad uu heysto maamullada dalka ka jira oo dalka intiisa badan ka taliya.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu Madaxweyne Gaas ku sheegay in arrimaha masiiriga ah sida uu yiri looga baahan yahay dowladda Federaalka inay kala tashato maamul goboleedyada.

HOOS KA DHAGAYSO CODKA

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Hal Jawaab : C/WELI GAAS: ”Dowladda Federaalka Balcad & Afgooye ma gaarsiisna, maamullada 90% ayaa ka taliya dalka [Dhageyso]

  1. filow says:

    kuwaan waa madiidin shisheeye dan somaliyeed mahayaan shacabka ayey utaalaa iney dowlada ugahiiliyaan ooy kumudaaharaadaan meel walboy joogaan hadii xaafado kala xirxiran ayaad arki doontaan sidii horeyba udhacdey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS