Video: Isagoo Madaxa Looga Jiro Ayaa Hadana Indhaha Aashito Looga Shubay!


Ciise Ibraahim Timo-gaduud waxa uu kamid ahaa dadka madaxa looga jiro, sidoo kalena ehladiisa aan la joogin, hase ahaatee indhaha ayaa aashito looga sii shubay, iyadoo xaaladiisa markii horeba Allow Sahal ahayd.

Waxa uu beelay araggii, waxayna aashitada sidoo kale aad u saameysay qeybo kale oo jirkiisa ah.

Dr Xabeeb oo ku caanbaxay daaweynta dadka maskaxda looga jiro ayaa Ciise kasoo waday halkii uu ku dhibanaa, wuxuu keenay mid kamid ah xarumihiisa caafimaadka, waxaana hadda laga dareemay Isbedal, waxaana soo raadiyey ehladiisa.

Warbixintaan waxay ku gelin doontaa dareen gaar ah, waxaana sidoo kale ay ku tusi doontaa in weli dadka Soomaaliyeed aanay ka dhammaan iney is caawiyaan.

Halkaan hoose ka daawo

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS