Maamul goboleedyada oo go’aan cajiib badan ka gaaray dib u eegista dastuurka…


Madaxda maamul goboleedyadda ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan ay si Kumeel gaarka ah u hakiyeen Dib u eegista Dastuurka.

Madaxda ayaa sidoo kale tilmaamay in dowalda Soomaaliya ay soo bandhigtay qodobo taabanaya jiritaanka maamulada dalka ka jira.

Waxa ay dowladda Dhexe ugu baaqeen in wadahadal laga yeesho Hananka dib u eegista dastuurka.

Dhamaaan maamulada dalka jira Guddiyada Dastuurka ayaa horay uga horyimid Shirkii dib u eegista dastuurka ee baaqday laguna waday in uu furmo 8-da Bishaan.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS