DAAWO: Muqdisho Oo Hadda Si Rasmi Ah Ula Jaanqaadday Dunida Horumartay


Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa maalinba maalinta ka dambeysay ahayd mid la jaanqaadeysay dunida casrigan ah ee horumartay.

Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa suurtagelinaya in magaalada ay keenaan hadba wixii ay dalalka kale kusoo arkaan, haba ahaadaan kuwo aad u qiimo sarreeya.

Hadda Muqdisho waxaa la keenay gaaariga ugu dheer dunida uguna raaxada badan ee loo yaqaan LIMUZINE, qiimo ahaan adduunka wuxuu ka joogaa Hal Milyan oo doolar.

Gaarigan wuxuu suuqa ka saaray mid kale oo dhowaan la keenay magaalada, maadaama uu ka qaalisan yahay, kana casrisan yahay.

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS