Kulamada ka tirsan isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018 ee caawa iyo habeen dambe la ciyaarayo & Saacadaha la daawan doono….


Kulamo ka tirsan isreeb-reebka Koobka Adduunka 2018 dhinaca qaaradda Yurub ayaa caawa iyo habeen dambe la doonayaa in la ciyaaro.

Kulamo ka tirsan Guruubyada D, G iyo I ayaa caawa la ciyaari doona, waxaana dheeli doona xulal ay ka mid yihiin Wales, Spain iyo Talyaaniga.

World Cup – UEFA Qualification:: group D

7:00 fiidnimo Georgia vs Wales

9:45 Habeenimo Austria vs Serbia

9:45 Habeenimo Ireland vs Moldova

World Cup – UEFA Qualification:: group G

9:45 Habeenimo Italy vs FYR Macedonia

9:45 Habeenimo Liechtenstein vs Israel

9:45 Habeenimo Spain vs Albania

World Cup – UEFA Qualification:: group I

9:45 Habeenimo Croatia vs Finland

9:45 Habeenimo Kosovo vs Ukraine

9:45 Habeenimo Turkey vs Iceland

Dhinaca kale waxaa habeen dambe la dheeli doonaan kulamo ka tirsan Guruubyada A, B iyo H, xulalka waa weyn ee France, Netherlands, Sweden iyo Portugal ayaa ka mid ah kuwa ciyaari doona.

Haddaba halkaan hoose waxaan idin kugu soo gudbinaynaa kulamada isreeb-reebka koobka Adduunka ee dhinaca qaaradda Yurub iyo saacadda laga daawan doono geeska Afrika habeen dambe.

World Cup – UEFA Qualification:: group A

7:00 fiidnimo Sweden vs Luxembourg

9:45 habeenimo Belarus vs Netherlands

9:45 habeenimo Bulgaria vs France

World Cup – UEFA Qualification:: group B

7:00 fiidnimo Faroe Islands vs Latvia

9:45 habeenimo Andorra vs Portugal

9:45 habeenimo Switzerland vs Hungary

World Cup – UEFA Qualification:: group H

7:00 fiidnimo Bosnia-Herzegovina vs Belgium

7:00 fiidnimo Gibraltar vs Estonia

9:45 habeenimo Cyprus vs Greece

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS