Wax Walba Oo Aad Kaga Baahan Tahay 12 Group Oo Caawa Laga Ciyaarayo Tartanka UEFA Europa League & Saacadaha Ladaawan Doono


AC Milan iyo Arsenal ayaa kamid ah kooxaha ugu waa weyn ee xilli ciyaareedkan ka qeyb galaya tartanka labaad ee ugu sareeya Europe ee UEFA Europa League.

kooxda Arsenal ayaa dib ugu soo laabatay tartankaan markii ugu horeysay tan iyo guuldarradii kasoo gaartay Galatasaray sanadkii 2000.

AC Milan ayaa bilaabeysa ololaheedii ugu horeeyay oo ay ku qaadeyso koobkoodii ugu weynaa ee tartanka UEFA tan iyo 2007.

Kooxda Atalanta ayaa dib ugu soo laabatay tartamada Europe 26-sano kadib marka ay caawa wajaheyso kooxda France ka dhisan ee Lyon.

Halkaaan Kala soco dhamaan kulamada caawa tartanka Europa League laga dheelayo

Dhamaan kulamadaan ayaa soo galaya saacada marka ay tahay 10:05 PM

Group A

FC Astana vs Slavia Prague

Maccabi Tel Aviv vs Villarreal

Group B

Partizan Beograd vs Dynamo Kyiv

Skenderbeu vs Young Boys

Group C

Braga vs Istanbul Basaksehir

Ludogorets Razgrad vs Hoffenheim

Group D

AC Milan vs Rijeka

AEK Athens vs Austria Wien

Group E

Everton vs Apollon Limassol

Lyon vs Atalanta

Group F

FC Sheriff vs FC Koebenhavn

Lokomotiv Moscow vs Zlin

Kulamada kale ayaa ayaa soo geli doona 8:00 PM

Group G

Lugano vs FC FCSB

Viktoria Plzen vs Hapoel Beer Sheva

Group H

BATE Borisov vs Arsenal

FC Cologne vs FK Crvena Zvezda

Group I

Konyaspor vs Vitoria de Guimaraes

Salzburg vs Marseille

Group J 

Athletic Bilbao vs Zorya

estersunds FK vs Hertha Berlin

Group K

Lazio vs Zulte-Waregem

Nice vs Vitesse

Group L

Rosenborg vs FK Vardar Skopje

Zenit St. Petersburg vs Real Sociedad

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS