DAAWO Warar Deg Deg ah oo naga soo gaaray Somalia: RW Kheyre oo faraxsan & Xildhibaanada oo..


Wararka ugu waa weyn waxaa kamid ah Kulankii Barlamaanka & Dooda Arinta Qalbi-dhagax, Wasiir xilkiisa ku waayay Arinta Qalbi-dhagax, Siyaasad xoogan oo Muqdisho ka jirta, Xisbiyada Somaliland oo fagaaro isku aflagaadeeyay, Warar ka cusub doorashada Hiirshabelle, Xaaladda Baydhabo, Galmudug iyo Wararkii Soomaalida iyo Caalamka

HOOS KA DAAWO

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS