DAAWO: Jawaari oo Inkaartamay, Mahad Salaad & Xidig oo shiday Kulankii Barlamaanka & Fiqi oo ku labistay dharkii Qalbi-dhagax


Gudoonka Sare ee Barlamaanka ayaa inkaar kala dul dhacay dad uu ku sheegay iney xumaan ka baafinayaan dowladda gaar ahaan dhanka saxaafadda.

Jawaari oo si cad ubeeniyay in la xabadeeyay dad kusoo hor banaanbaxay xarunta golaha shacabka ayaa inkaaray saxaafadda Soomaaliyeed iyo dadka wax utabiya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Dhanka kale Xildhibaano ay kamid yihiin Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo C/Rashiid Xidig ayaa sheegay in dowlada ay kula xisaabtami doonaan in Qalbi-dhagax loo gacan geliyo Cadowga Itoobiya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Laakiin Waxaa goobta ka istaagtay Khadiijo oo ah wasiirada dhalinyarada taas oo difaacday dowlada,

Gudoomiye Jawaari ayaa gudi umagacaabay arrinta qalbi-dhagax waxaana la filayaa in go’aan laga gaaro

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS