DAAWO:- Gabdho ku qasbay Wiilasha Muqdisho Iney Jiim Qaadaan & Six Back oo…


Wiilasha ku nool magaalada Muqdisho ayaa si weyn u aada xarumaha jimcisga si ay murqahooda udhisaan isla markaana ay usoo jiitaan dumarka.

Xarumaha jimcsiga ayaana helay macaamiil badan bilooyinkii lasoo dhaafay, maadaama ay gabdhaha shukaansi doonka ah ay wiilasha ku qasbayaan ama ay ka dalbanayaan in jirka uu soo dhisto sida ay sheegeen qaar kamid ah dhalinyarada.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Barnaamij kooban oo laga diyaariyay dhalinyaradan ayaa muujinaya iney qaadayaan biro culus oo ay sameynayaan jimicsi adag si ay go’aankooda ugaaraan.

Mid kamid ah gabdhaha magaalada oo hadashay ayaana sheegtay iney jeclaan laheyd wiil dhisan oo jiim soo qaaday

Nagala Soo Xiriir

xoghoose@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS